Sacuudiga oo qaaday xayiraad in mudo ah saarnayd xajrul Aswadka:

Sacuudiga oo qaaday xayiraad in mudo ah saarnayd xajrul Aswadka:


Xujayda ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan xajrul-Aswadka oo kamid ah waxyaabaha aadka loo qadariyo.












Waxaana laqaaday xayndaab wayn oo ku hareeraysanaa kacbada si looga hortago fiditaanka cudurka crona -virus kaasoo dunida faro ba'an ku hayay saddexdii sano ee lasoo dhaafay.

Tilaabadaan ayaa kusoo beegmaysa xili lagu wado inay bilaabato cumrada.

Sacuudiga ayaa meesha ka saaray xayiraadihii kadhanka ahaa cudurka safmarka horaantii sanadkaan.

Tani waxay ka dhigantahay in xajkii bishii hore uu kudhawaa inuu caadi kusoo laabto kadib labo sano oo xayiraad adag lagu soo rogay tirada xujayda.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7