Gabar sheegtay inay iyadu is guursatay:

  Gabar sheegatay inay iyadu is guursatay











 Gabar 24sano jir ah oo lagu magacaabo kshamaa binduu oo udhalatay dalka hindia ayaa sheegtay inay is guursaty ,fikrada ayaa ku dhalatay kadib markii ay daawatay taxanaha netfilx ee Anne with An E.

 Gabadhaan ayaa sheegtay in aysan rabin nin guursada taas badalkeeda ay iyadu is guursaty,waxay sheegtay in aysan rabin nin guursada ee ay danaynayso in ay kaligeed noolaato .


Arintaan ayaa aad looga hadal hayaa dalka indiaa ayadoo ay dadka badankoodu is waydiinayaan waxa ku sababay gabadhaan ficilka ay aaminaadiisu layaab kunoqonayso qof walba oo caqli leh.

Waxaa baryahaan dalka india kusoo badanaya dhacdooyin layaab leh oo ku saabsan nolosha qoyska io mid dhaqaneed ba.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7