Wariyaha sra'il ee sida qarsoodiga ah kugalay magaalada barakaysan ee maka al-mukaramah:

 Wariyaha sra'il ee sida qarsoodiga ah kugalay magaalada barakaysan ee maka al-mukaramah:















Wariye ka tirsan televessionka 13 cannel ayaa horaantii bishii hore si qarsoodi ah kugalay magaalada barakaysan ee maka Al-mukarama,iyadoo ay mamnuuc tahay in qof aan islaam ahayn galo.chanelka 13 ayaa cudur-daar ka baxiyay falkaas uu gaystay wariyahooda,iyagoo sheegay in ay aad uga xunyihiin arinta dhacaday.


Wariyaha ayaa lasheegay in uu nin sacuudiyaan ahi ka caawiyay galitaanka magaalada barakaysan ee almaka Al-mukaramaha .

Dawlada sacuudiga ayaa xirtay ninkii kacaawiyay wariyaha sra'il galitaanka magaalada makka.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7