Militariga mynmar oo xukunno dil ah fuliyay:






 Militariga mynmar oo xukunno dil ah fuliyay:












Madaxa xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay ee mynmar
James rodehaver,ayaa masuuliyiinta dalkaasi ku eedeeyay inay adeegsadeen xukunno ay dadka ku dilaan si ay uga dhuuntaan qalalaasaha ay iyagu abuureen.

Hogaanka milatariga mynmar ayaa fuliyay xukunkii dilka ee ugu 
Horeeayay oo tobaneeyo sano dalkaasi ka dhaca.

Sida laga soo xigtay warbaahinta dawlada ,labo kamid afarta qof ee la toogtay ayaa ahaa dad caan ah oo u dhaqdhaqaaqa dimuqraadiya.


Xubnaha dilka lagu fuliyay ayaa waxaa kamid ahaa xubno dimuqraadiyada udhaqdhaqaaqa oo ay kamid yihiin Kyaw Min Yu iyo Phyo Zeya Thaw.

Waxaana xubnahaasi lagu eedeeyay inay gacan ka gaysteen falal argagaxisanimo oo dalkaasi ka dhacay.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7