Dad ku dhintay weerar ay ciidamada israa'il ku qaadeen daanta galbeed

 Dad ku dhintay weerar ay ciidamada israa'il ku qaadeen daanta galbeed:















Ciidamada isra'il ayaa dilay labo kamid ah dagaalamayaasha falastiin markii ay weerar ku qaadeen daanta galbeed halka ay lix kalana dhaawaceen.

Muuqaal ayaa muujinaya,labada dhinac oo iswaydaarsnaya rasaasta culus afaafka hore ee guri ku yaala halaas subaxnimadii saaka.

Sida laga soo xigtay warfaafinta israa'il ayaa bartilmaameedku ahaa hogaamiyaha garabka shuhadada faatax Al-aqsa kaas oo baxsaday.


Ciidamada israa'il ayaa bilihii is xig-xigay weerar ku qaaday daanta galbeed kadib markii weerar lagu soo qaaday.

Mas'uuliyiinta israa'il waxay inta badan cambaareeyeen weerarada noocaan ah oo ay israa'il kuqaado halkaas.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7