Xaaskiisa ayuu is yiri ka qari laakiin maxaa dhacay?

 Xaaskiisa ayuu is yiri ka qari laakiin maxaa dhacay?














Wadanka india nin ayaa xaaskiisa ka dhuuntay oo aaday jazziiradaha dalxiiska  maldives si uu wakhti ula soo qaato saaxiibtiis.markii uu soo noqday ayuu passaport-giisii ka jaray warqadii lagu dhuftay shaabadii ka bixida wadanka isago oo raba in aan xaaskiisu ogaan .

Shaqaalaaha airport ga ayaa qabtay ninkii oo waydiiyay warqadii ,markuu sheegi waayay ayaa loo taxaabay xabsiga,warbixintiina waxaa laga soo daayay televsisionka sidaasna waxaa ku ogaatay xaaskiisa.

Ninkii labadii dhinac ba wuu ku fashilmay oo dawladiina waa ogaatay oo waa laxiray xaaskiisana way ogaatay in uu gabar kale lasheekaysto.

Post a Comment

Previous Post Next Post
7