Kaneeco police ka uhorseeday inay soo qabtaan tuug alaab xaday:

 Kaneeco police ka uhorseeday inay soo qabtaan tuug alaab xaday:
















Police ka shiinaha ayaa kuguulaystay inay aqoonsadaan mid kamid ah tuugada kaneeco awgeed,laakiin sidee wax udhacee?

Wargays kasoo baxa dalka shiinaha ayaa qoray in nin tuug ah uu jabsaday guri dabaq ah oo kuyaala magaalo kutaala dalka shiinaha,oo uu kaxaday alaabo qaali ah balse uu daalay oo uu dhex seexaday xoogaa.

Xoogaa haduu jiifay baa waxaa qaniintay kaneeco keentay inuu tooso ,kadibna inta dilay buu tagay.

Xogaa kadib waxaa gutigii yimid police ,markay wax raad ah waayen waxay heleen kaneeco la dilay,sidaa darteed waxay uqaateen baaritaanka shaybaarka .


Natiijadii baadhista dhiiga ee ay kaneecadu kanuugtay tuuga kahor intusan dilin,waxay keentay in la-ogaado

DNA-dii tuuga,waxa ayna police ka ku hagtay dambiilaha kaas oo la xiray kadibna qirtay dambiga

Post a Comment

Previous Post Next Post
7