Magaalada qabuuraha isku badashay 1994 balse maanta ah caasimada ugu quruxda badan Africa:

 Maxaad ka taqaanaa magaalada kigali shalay iyo maanta:

Kigali ,caasimada ruwanda 1990 kii waxay ahayd magaalo ay adagtahay in lagu noolaado kadib markay isku badashay dhiig iyadoo ay kunoolaayeen qabiilo is dagaalsanaa muddo dhan kadib
Khilaaf sababay inuu dhiig badan daato ,waxaa ruwanda ka dhacay dagaal sababay in aduunku waxba ka qaban waayo iyadoo uu dagaalku u dhaxeeyay qabiilo halkaas wada daga.














Rwanda waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo ay dad badani ku dhinteen iyadoo kubarada ka faalooda taariikhda africa ay sheegen in dagaalkii sokeeye ee ka dhacay ruwanda uu ahaa mid kamid ah dagaalidii sokeeye kuwii ugu xumaa ee ka dhaca africa.

Nasib wanaag qabiiladii halkaa daganaa ayaa heshiiyay iyagoo qabiilkii wax tirsanayay siiyay xilka madaxtinimada wadankaas si loogu qanciyo in lamidoobo.

Wakhtigaan la joogi kgali waa magaalada ugu quruxda badan africa iyadoo xitaa ka horaysa cape town ee dalka south africa.

Kigali waxay la tartantaa caasimadaha reer europe.













Post a Comment

Previous Post Next Post
7